World News Network


Somali
Markab WFP u kireysan oo uu galbinayo Markab dagaal oo ku soo xertay Dekeda Marka
Mareeg
Wararka naga soo gaarayo magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in markab urarnaa Barnaamijka Cunada Aduunka ee WFP uu xalay saqdii dhaxe uu ku soo xirtay dekadda macmalka ee...
Qarax ay dad ku dhaawacmeen oo ka dhacay Degmada Afgooye
Mareeg
Qarax xoogan ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay degmada Afgooye kadib markii Kooxo hubeysan ay bam ku tuureen...
Maxkamadaha Islaamka oo wali ku guda jira baaritaanka Dilkii Nabadoonka Dacar
Mareeg
Xoogaga Maxkmadaha islaamka ee Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay meel wanaagsan umarayaan baaritaankii ay ku wadeen cidii ka dembesay dilkii...
Markab u rarnaa Ganacsato reer Puntland oo gacanta u galay Kooxaha Burcad badeedka
Mareeg
Kooxo Burcad badeed Soomaali ah ayaa xalay xeebaha wadanka Soomaaliya waxa ay ku Afduubteen markab urarnaa ganacsato soomaaliyeed gaar ahaan ganacsatada magaalada Boosaaso ee...
KA HORTAGA KHIYAANADA SOO SOCOTA (Gobolka Banaadir)
Mareeg
Mareeg. somalia:Maalmahan waxaa kusoo badanaayo websiteyada arinta la xiriirta qaabka lagu wado in loo soo dhisaayo maamulka Gobolka Banaadir ee ah 4.5 ku dhisan. Goloha Gobolka Banaadir xubnahooda sow ma aha kuwa laga soo xulaayo Degmooyinka Gobolka Banaadir ka kooban yahay si ay u masalaan shacbiga (dadweynaha) ku nool degmooyinka Gobolka...
SHIL BAABUUR OO KA DHACAY WADANKA MAGALADA QAAHIRA!
Mareeg
Saacadu markay ahay 9:00 fiidnimo xiliga magalada cairo aya waxaa shil baabuur , oo ka dhacay xaafada lagu magacabo Sabic, ee ka tirsan ,Nasar city, shilkaaso uu gaystay wiil soomaliyeed oo ka tirsan dhalinta kunool magalada Qaahira , waxa uu shilkaas sababay inay dhaawac ku noqoto gabar u dhalatay wadanka masar, taas oo uu aad samayn ugu yeeshay...
Daahfurka Dhawr Buug oo Cusub iyo Oxford House
Qaran News
   Oct 10, 2008 at 09:55 AM Bandhiga buuggan iyo UK Buuggan Hal Aan Tebayey (Baal-taariikheedkii Af-qallooc iyo Gabayadiisii) waxa lagu soo bandhigi doonaa magaalada London meelo badan oo ka mid ah, waxaana ugu soo horreeya maalinta Isniintan 13/10/2008 bandhigga Soomaalida ee Oxford House, inta u dhaxaysa 5:00 galabnimo ilaa 22:00...
Siduu u dhacay booqashadii Gudoomiyaha Gobolka Gabiley uu kumarayay Dalka Sweden maxaase u qabsoom
Qaran News
   Oct 10, 2008 at 09:41 AM BODY,.aolmailheader {font-size:10pt; color:black; font-family:Arial;} a.aolmailheader:link {color:blue; text-decoration:underline; font-weight:normal;} a.aolmailheader:visited {color:magenta; text-decoration:underline; font-weight:normal;} a.aolmailheader:active {color:blue; text-decoration:underline;...
Oodweyne: Hay'adda GAA- Oo 70, Xubnood Tababar Ugu Soo Gabagabaysay
Qaran News
   Oct 10, 2008 at 09:25 AM Burco(Qaran News)-Hay,adda GAA,ayaa 70 xubnood oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee bulshada Oodwayne iyo tuulada Beerato oo ka tirsan deegaanka Oodwayne ayaa tababar ku saabsan maamul wanaagaoo socday mudo afar cisho cisho ah loogu soo gabagabeeyay Hayada GAA,xafiiskeeda G/togdheer oo tababarkan soo...
Xaalada Caafimaad Qoys ay labo maalin ka hor jir dileen kooxo Dableey ah oo aad lo
Mareeg
Waxaa ka soo dareeysa xaalad caafimaad ee qoys garabrarato ah oo dhawaan kooxo hubeysan ay ku jir dileen gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka soo dareysa. Qoyskani oo dhawaan ay kooxo hubeysan ay ka kexeeysteen hoygooda oo ku yaala degmada Waaberi ee gobolka Banaadir isla markaana ay u geysteen tacadiyo kala duwan ayaa xaaladooda...
Media Kit WN Toolbar Languages Jobs Submit Photos WN Links Text Link Ads © 2008 WN Network
Contact our Advertising team for Advertising or Sponsorship on World News Network